Axmed Madoobe oo weli sii wada la xisaabtanka Wasiirada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta arboco 20 – Nofeembar- 2019 warbixinta sanadlaha ah ka dhageystey wasaarada gaadiidka ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Wasiirka wasaarada iyo agaasimaha guud ayaa warbixin dheer ka siiyey madaxweynaha waxqabadkooda sanadlaha ee sanadkan 2019 , caqabadaha jira iyo hiigsigooda sanadka xiga. Wasaaradda ayaa soo bandhigtey waxyaabihii ugu waaweynaa ee u … Continue reading Axmed Madoobe oo weli sii wada la xisaabtanka Wasiirada Jubbaland (Sawirro)